Showing posts from June, 2023

GAWAY

Xoogsi | Ismaaciil Mire Caliyow xusuus kugu dullee, walad xumaadaaye Xaluun baan xadiis gabay la kacay, oo xafiiltamaye Dhaqashaba ka xaalaysannine, maqal xaruuftayda Cabdi iyo Xuseen kaa Xirsiba, kaa xusuus badane Xadka qabada niman guboo, soo xank…

GAWAY HADARAAWI

GABAYO: HOOYO | Hadraawi • Hooyooy la’aantaa • Aduunyadu hubaashii • Habeen kama baxdeenoo • Iftiin lama heleenoo • Dadku uma hayaameen • Xiddig hawd ka lulatoo • Sida haad ma fuuleen • Dayax heego joogoo • Hubka laguma tureen • Hawo laguma…

PEOME ADAN GURAY GAWY GAWOOWGA

GABOWGA Todobaatan iyo toban miyaan, tiriyey waageyga Sida wiil tarada ceel marshay oo, timaha deebeeyey Tin madow miyaan laga dayeyn, aniga tuurkayga Ma talaabadaan la qadhqadhoo, tiigsin luga mooday Ma tukubay siddii habar tu kale, tuugmo ugu jeeda…

POEM QAWIIL

Eed maleh qabiil In qabiil la sheegtaba dad baa, qoonsadoo naca e Qaab darriyo waxay moodayaan, qool cadaawa ahe Bulshadoo la kala qaybiyiyo, qaran wadkiisii e Oo aan qiil dhigaayiyo daliil, qiraya loo hayne Jahli aan qalbiga laga inkirin, baa ka qaa…

POEMEN DABAHUWAN BY HADARAAWI SOMALIA

" Dammiirku hadduu qallalo, Hadduu dufanraadis yahay, Daliilka hortiisa yaal, waxaa kaga beegan daah, Dadkuna badi waa sidaas. Dakano gacal bay qabaan, Dagaal ramatay noqdeen, Dabrayn iyo weerar bay Runtii kaga duuban tahay, Xaqiiqada daahirka a…

GAWAY CAJIIB AH

" Gabay waa mullaaxoo Mergi weeye leexdoo Adigoo midhcaanyiyo Meygaag u jeedaa Moxor loogu dhuuntaa, Micnahaan gurracayaa Xaalku waa maqaarsaar; Midho dahab haddaad tahay Maar baan shillalayaa; Marso aanad geyin baa Halqabsigu i mariyee, Gaarri…

GAWAY ABWAN HADRAWI

" Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn, Haddaan eed la doonayn Ama deeq llaahay Asaraar ka taagnayn Dadku eexo kaa gelin Inanyahay la'aantaa Gabadh lama ammaaneen Jacayl looma ooyeen. Geed beer udgoon iyo Ku dhex y…

QAMAAN BULHAN AND THE ETHIOPIAN PRISON

_ • Eebow Dhistiyo ways hayaan, Dhagaxda waaweyne •Eebow in dhuub la’eg Cirkay, nagaga Dhaar teene • Eebow Dhulkay naga qarsheen, dherarka loo yaale • Dhudhumadiyo eebow nin xidhan, Dhaadadkaan ahaye • Eebow bir lays dhaafshay bay, Dhab igu siiyeene…

That is All