Showing posts from July, 2023

JIDKA TOOSAN

Jidka toosan Jidka toosan annagoo gafnoo, jaha xun doonayna Hadba hawd jibaaxayna oo, jar iska tuurayna Jaah wareerku dheeraadayoon, joojin kari weyney Sidee jago adduun loo helaa, hadafku noo joogo   Jaliilkii ka sii jeedna iyo, jirinta diintiisa Ka…

Gabyaa muslimay

(Gabayaa muslimay) Gabayaa muslimay waa inuu, cay ka gaabsado e Waa inuu gafkii loola tago, khayr ku gadayaa e Waa inuusan garab roorahayn, jaahil gaasira e Waa inuu gadaal eegayoo, guri san doonaa e Waa inay cabsidu wada gashoo, gama’ u diiddaa e Wa…

HANUUN

Hanuun Haddaan iri habowdee tolow,diinta ku hanuuna Hadal iyo oraah kuma Ekee,Hubiya towxiidka Habaar qabiyo shaydaan war yay,gacan idiin haadin Xaqaan kugu hagay ma,anigaa,hadimo kuu gaystay Idinkoo hareer maray waddadii,haadkii garan waayay…

GAWAY DHABCAAL WADAAD

Dhabcaal wadaad Wadaaddada dhabcaal baa ku jira, dhiibin waanada e Dhabta sheegi maayee adduun, buu dhacsanayaa e Maantii run laga dhawrayuu, dhega la’aadaa e Muuqaal dhukuba weeye oon, dhimanna noolayne Waa nimuu hunguri dhaama…

Load More
That is All